المدة الزمنية 2:7

Nafciga timirta

بواسطة Abdullahi Hagi
75 مشاهدة
0
4
تم نشره في 2020/09/15

Nafciga timirta Ka sakow cunno iyo nafaqo wuxuu leeyahay nafci aad u badan. Jiridkiisa waxaa lagu dhistaa guryaha caleemahiisa waa saqaf wuxuu bixiyaa jiridkiisa fiix ama (fiber) laga sameeyo xargo adadag. Guriguu Ku yaallana timir sixir maqabto qofkii cuno 7 xabo oo timirta cajwana sun iyo sixir ma qabtaan. Runtii geedkaan waa geed minnallah Ka barakaysan ee beerta wallaalayaal

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 0