المدة الزمنية 9:00

HEES | Muuniso | Maxamed Saleebaan Tubeec | ▪︎Kaban | Lyrics

بواسطة MAADEYS
76 717 مشاهدة
0
478
تم نشره في 2020/09/10

Ereyadii : Saxardiid Jabiye Lyrics Aamin dumar ma yeesho Muunisoo aqoonlaa Sheydaan afuufee Islaamnimo ka gudubtoo Faralkii ilowdee Waxaad igu abuurtay Inaad igu ilowdoo Hadday kula ahaatay Amar ilaahay weeyee Umalka aan la luudo Intaad uumanaydoo Igu aaranaysaa Arrin iga hoostee Axdigaynu dhiganaa Hoos u eegiwaydoo Waxaad igu abuurtay Inaad igu ilowdo Hadday kula ahaatay Amar ilaahay weeyee Umalka aan la luudo .................................... mahad celin : Cabdalla Hillaac

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 128