المدة الزمنية 5:50

SILSILASI WARDOON DHANTO CUSUB DAWAAR.2021

بواسطة ALI DHAANTO
452 763 مشاهدة
0
3.3 K
تم نشره في 2020/10/26

#DAWAAR waa hal magaceed waxaana sameeyay dhaantada abwan Rer Talexa Kuna Magac dheer Faysal Koohe (ABWAN KORDHIYE) Isagoo doonaya in uu u jawaabo dhaantadii Run dawara waxa uuna gooohe codsaday waligeed sugaantu raga waa ka dhaxaysaye erayadayda caliyoow ha kala reebin .sasaan u sii daynay Abwanadii rer jubaland ayay aad u tabanaysaa waxa aana leeyahay silsiladu rag bay dhax taalaa nin waloo waxaad gashatad ka heli ✔Erayada fdhaantadu oo saxana watan e akhrista Wiilka doolayee Debedaha tegee Dal wuxuu noqdiyo Warka doonayow Dadkii kuu afbaxay Kuma degin xogtii duluciyo warkoo daliiloo la hubo daabacaad ku sugan anaa dooxayee doonoo waraaq diiwaanku qoro ninka doolayee debedaha jiree warka doonayow sidiibaa dalkiyo dadkii soomaaliyed dayac ugu jiraan sidiibaa dadkii deegaanta hawd duunyo kuma dhaqdee cirka ooku da'ay dooxooyin wacan wiyeer uga dalbaan Koores sidiibaa dadkii damiirkoo wax raba uga lumay dariiq sidiibaa dan guud looma dirirayee lookala diidaa sidiibaan dawaar dayraanti geel ayda duurka iyo bala haha wax dila dibood ugu tahoon day dayaa saqdhexe Pagge2 ninka doolayow sidiibaa dad hawd ducfi iyo rafaad duli ugu jiraan sidiibay dayaca deris ula yihiin sidiibaa dad hawd iyadoo la diley gaaska duhurka dheer gaadhi lagu daldalo lama diidayee dusha ugu guraan ninka doolayee debedaha jirow dood hadaadku tiri dad waqooyi jirey roob diraac onkoday maku doogsadeen ninka doolayow doogsin lama arkine sidiibaa dekaan jiilal duxtiray diihaal farduhu duga ugu xidhmeen Kores sidiibaa dadkii damiirkoo wax raba uga lumay dariiq sidiibaa dan guud looma dirirayee Lookala didaa sidiibaan dawaar dayraanti geel ayda duurka iyo bala haha wax dila dibood ugu tahoon day dayaa saqdhexe Pagge3 koonfur diga gubkii waala yare dejoo dawlad damac lehoo wax uun doonaysoo dadku wada raboo doora baala helay ninka doolayee debedaha tegow kuu deexdayoo dooxayoo xogtii dildilaaciyee aan dego godkale Jubbalan dawladnimo lama daadejine gobolada dalkii derin kuma fidsane niman daalinoo dus dusaa xukuma jubbalan dawladnimo lama daadejine sidiibaa dekedo loo dilaalayaa sidiibay dalkale daba dhilif uyiin Kores sidiibaa dadkii damiirkoo wax raba uga lumay dariiq sidiibaa dan guud looma dirirayee Lookala didaa sidiibaan dawaar dayraanti geel ayda duurka iyo bala haha wax dila dibood ugu tahoon day dayaa saqdhexe /watch/8cIApFXHs_rHA For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 466