المدة الزمنية 11:7

Marabta timahaga iney dhawarka ku tagan kuna jilcan ku dhaqo timahaga taloyinkana qado

بواسطة bahjo lifestyle
102 546 مشاهدة
0
1.8 K
تم نشره في 2019/06/08

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 287
  • @
    @caashomahadhasa8255منذ 4 سنوات Asc abaayo adoomahadsan bariiskaanrabo maku sameesan karaa???????????jawaab
  • @
    @maryamadam9548منذ 5 سنوات Asc a bayo tinta jilciso lmariyay iyo madoweyso ma lamarin kara
  • @
    @axmedbile1279منذ 5 سنوات Masha Allah wll san jabisha qoyan hadan wayo takale mamarsan kara
  • @
    @nimaahmedeey4676منذ 5 سنوات Wll bahja sinjibiisha qoyan uma malnyo inan helyo tan bodharka ah kwrn hdii aan ugu badlo?
  • @
    @jiijacadeey8172منذ 5 سنوات Basasha urkeda waxba ma u arki laheene aniga waan ku nacay dhaqitankanka badan madaxii odhan qaleel ayuu I naqanaa abayo maxaa ku sameya qaleelkaas
  • @
    @SalmaMohamed-yg1dfمنذ 5 سنوات Abayo waxa dhahde basal iyo jilciso laslama isticmalkaro maraka adiga waxan mar sada jicliso hadan sanjabilka goyan isticmalo kawaran wllo
  • @
    @shukriicabdi1245منذ 5 سنوات wll tintayda saaid ujilicsanthye ma cadiba ma marsankra
  • @
    @axlaamhirsi8430منذ 5 سنوات Masha Allah tabarakallah
    Xabibty,saliida sinjibiisha
    Saliida carotka saliida basasha
    Ma isku darsan karaa ?
    Jazakillaahu kheyran xabiibaty
    .
    ...وسعت
  • @
    @shukaariمنذ 5 سنوات mhdsanid sharafey waxa iga sugtabo wa jawab insha alah 1
  • @
    @fariixakulmiye9820منذ 5 سنوات Abaayo aniga waxaa rba tinta wax lagu badiyo aniga hal xaba jilicsana i dhibtay plz iisheeg
  • @
    @sucadcraxmn6439منذ 5 سنوات bahjay shukrn horta xbbti sual bn qabaa
    bariiska wxn haystaa mid ridqan ama shiidan markaa qaliyeey ma isticmaali karaa isaga wll
  • @
    @raxmiitomahmut2416منذ 5 سنوات Mcha Allah waan ubahanay wllo
    Qali
    3
  • @
    @ZahruuniZahruuniمنذ 5 سنوات Wlshey hadan sanjabiisha qoyan heysan kwrn mx sameyaa?
  • @
    @asmakhalif5735منذ 5 سنوات Thank you so much macantoo I'll try inshaaAllah 1
  • @
    @niyaalabdirahman5522منذ 5 سنوات Jilciso hada marsado ma isticmali karaaa abayo bahjo
  • @
    @ashamohamoud8303منذ 5 سنوات Mahadsanid wlo wax tinta yareeya isoo sheeg tintayda badan
  • @
    @prettynimodahir4090منذ 5 سنوات Tita way i jajabaysaa casaysan mariyaya way iga adkaden wanay dadanayaan plz i cawi wllo
  • @
    @dagancadey3060منذ 5 سنوات Mashallah abayo mcn wa kugu cusbahay manta igu horeya video kaga wana kahelay shukran abayo wan ubahna wlh
  • @
    @ifkaburhan2280منذ 5 سنوات Masha allah wankaheley mahadsanid abayo 1
  • @
    @onlyquen8387منذ 4 سنوات Abaayo bahja dar alle kujclahy wlhi gabar daacada tahy hore usoco❤
  • @
    @maryamaruunchannel6176منذ 5 سنوات Masha alh abyo alle haku xifdo wax wanagsan noosoo galisay
  • @
    @muhiimofficial2345منذ 5 سنوات Maaaaaaaasha Allah abayo shugran jasakalaho kher abayo wan ka helye gacamahada Allah KU barakeyo 1
  • @
    @mumtaznur1890منذ 5 سنوات Qaliyey su,al baaa kuweydinaya iga sojawab tinteyda jilciso baa marsade ma marsani karaaa 3
  • @
    @ardoruusa3335منذ 5 سنوات mshllh abaayo aad ayaad u mahadsantahay 1
  • @
    @ayanfarhan5498منذ 5 سنوات Ilahban kugu dharsheee walal amad inta igu taal ii qoonsata 1
  • @
    @samiramohmoudabdi8603منذ 5 سنوات Mahad sanid wllo bahja
    Jazakallah wax wanagsan ayaad noo soo bandhigtay
  • @
    @lubiqaran9462منذ 5 سنوات Imsa daqiqo ayay loo danya marka laa bariyo abaayo
  • @
    @faadumoaadan8302منذ 5 سنوات Mshallaah waa soo tijaabinaa waa soo marsahaa inshallaah guul baa rajeeyna in Aan kala kulmo jklh wlshey Qaali sida qurxoon oo noogu faa,iideysay ALow kaasii Ajar fara bdn ALow Aamiin yaa ALlaah ❣️
  • @
    @abdafaarah1521منذ 5 سنوات Wll maku Maydhi karaa shampoo urta ka biibaya
  • @
    @hiboibrahim8773منذ 5 سنوات Jazakallah kheire abayo aad ban ugu bahna thank you 1
  • @
    @happymohamed4918منذ 5 سنوات Wll bariiska miyaaa LA karinayaa mise qaydhiinka yaa lagu ridqayaaa 1
  • @
    @najmamahamoud6310منذ 5 سنوات Manshallah xbbt bahja Allaha kubarakeyo xbbt
  • @
    @fahiimoshow180منذ 5 سنوات Masha Allah xabiibti alabtaan caadi maahan qeer alle haku siiyo
  • @
    @shamsohasan1892منذ 5 سنوات Mansha alllah qaali waxan ka raba adigo raaliya meel aan kala xidhidho fadlan waan ubahanhy taladad
  • @
    @khadraali7062منذ 5 سنوات Basal urkeeda kuma jiree wax kale bixineysa ii sheeg
  • @
    @maryamacabdullaahi229منذ 5 سنوات abaayo sanjabiilka sliidda zeytuunka ama qumbha mku drsan karaa sdaaas maheestee j
  • @
    @amrandheeman5312منذ 5 سنوات Abaayo tintaydu jilciso ayey leedahay ma marsankaraa isoo jawaab plz abaayo 1
  • @
    @fadumohassan1054منذ 5 سنوات Mahadsanid abyo aniga adkaan gagaabni iyo go goaba wey isku darsatay waan xiiray xitaa waa sisede maxan sameyaa walshey 2
  • @
    @hodanmahmoud2600منذ 5 سنوات Asc timo jilciso leh ma la marinkara pls i so jawab 1
  • @
    @ladyboss4227منذ 5 سنوات Basasha cad maku badalan karaaa nuucan lagama helaayo meshan jooge
  • @
    @kiinahmedofficial8957منذ 5 سنوات Waad mahad saned tahay walasheen waan marsanen 1
  • @
    @warisfarah9397منذ 5 سنوات Mashallah wow thanks sister so nice we need 1
  • @
    @amirascuisineمنذ 5 سنوات Wow Mashaa Allah wan soo tijabina qali shukran 4
  • @
    @mulkiomar9420منذ 5 سنوات Abyo wax wajiga lagu cayiliyo noso galii plzz 6
  • @
    @samokaabyutub6173منذ 5 سنوات asc walyl dar ilahy subscribe iyo shere igu saara
    fadlan hay xasidina walahyga somaliyeedaw
    60
  • @
    @zahracdey3809منذ 5 سنوات yaa allah gabartaan rafaadka ihaysto miyey ogayd inaa xiiro iga hayday wllhi wey idhibtay wey isiibanee wey ijajabee iyadoo jilicsan ayey hadane makalo bixin karo 6
  • @
    @najmaabdirahmaan2771منذ 5 سنوات Basashu way gubta timaha dhawrjer ban marsada way iga gubtay
  • @
    @deeqocali3264منذ 5 سنوات jilciso hade ku marsantahy malagu marsan karaa
  • @
    @saidomohamoud3654منذ 5 سنوات abyo hadii an sajabiisha qoyan heysan ma is ticmali kara mida qalalan
  • @
    @laylaubax8709منذ 5 سنوات Asc abyo tintoo Daban ama tidcan malamariyaaa 1
  • @
    @caashocuud2364منذ 5 سنوات Masha Allah abayo jilciso ayan marsada ma isku istic mali kara
  • @
    @khadriinacooking8223منذ 5 سنوات Wllo hadaan aan shiilin ama aan dabka saarin aaaan ku radiyo kwrn
  • @
    @suleimanharir2616منذ 5 سنوات Abayo sinjibisha qalalan malmarin kara ma helyno tan qoyan ee
  • @
    @qadraosmanofficial2352منذ 5 سنوات Abaayo meqo daqiiqo cml ayaan kuhayaa timaha 1
  • @
    @dhaladkasomaliland5878منذ 5 سنوات Wllo timahaygu way jilicsan yihiin lkn ma dheera armay iga adkeeyan 1