المدة الزمنية 1:14:21

Dagaalka Shacabka B/Garxajis 48 Saac Hubka Qaatay oo 33Sano Iska Diiday Gumeesiga Muuse iyo Jeeganta

5 477 مشاهدة
0
540
تم نشره في 2023/08/02

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#Somaliland Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Buurta Gacan libaax ee gobolka Saaxil. Madaxweyne Biixi ayaa soo hadal qaaday jabhadda hubeysan ee looga dhowaaqay buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil, taas oo dhaq-dhaqaaqyo ka billowday halkaasi. Madaxweynaha Soomaaliland ayaa ayaan waxba ka soo qaadin saameynta jabhaddaas oo shalay dagaal la gashay ciidanka Somaliland, wuxuuna tilmaamay in aaney aheyn sida loo buun buuninayo. Sidoo kale wuxuu arrintan ku macneeyay xifaaltan siyaasadeed oo ku aadan doorashooyinka la galayo, sida uu hadalka u yiri Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi kusii daray inay ku dadaalayaan sidii loo qancin lahaakooxaaha isku uruursaneysa buurta Gacan Libaax ee gobolka Saaxil. War ka soo baxay Madaxweynaha Soomalailand ayaa ku soo Aadaya xiili kooxaha hubeysan ee isku aruursanaaya Buurta Gacan Libaax ay afduub u geysteen illaa siddeed qof seddexa kamid ah ay ahaayeen saraakiil ciidan, walow markii dambe laga daba-tegay, laguna sii daayay waaan waaan lal galay jabhadaas Ha yeeshee’ Somaliland ayaa wajaheysa Xiisado colaadeed , sida dagaalka Laascaanood iyo muran ka dhashay doorashooyinka ka dhacaya degaanada maamulkaasi.

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 12