المدة الزمنية 22:2

Dagaalkii Ugu Cuslaa 48Saac oo Gacan Libaax Sargaal dhintay iyo Muuse Hub Aruursi Ku Jiro & Garxajis

3 004 مشاهدة
0
353
تم نشره في 2023/08/02

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#somaliland Su’aasha ay dad badan qabaan waxay tahay ma u miro-dhashaa madaxda mushkiladaha u abuura si ay uga faa’iidaan cimri dheereysi xukun. Waa macquul inay ku helaan dhowr sano oo muddo kororsi ah, laakiin xasaradaha ay abuuraan madaxdaan ayaa marka dambe sabab u noqda in xukunka laga qaato. Aan tusaale usoo qaadano middii u dambeysay ee Muqdisho. 2021-kii maamulkii madaxweyne Farmaajo ayaa abuuray mushkilado waaweyn oo qaar ay gacan ka hadal sababeen, qaarna ay u dhowaadeen inay dalka dagaal sokeeye galiyaan. Marwalba oo dhibaatooyinka bataan dadka waxgalka ah waxaa ku bata walaaca ah mustaqbalka dalka iyo dowladnimada, kadibna waxaa abuurmata baahi loo qabo hoggaamiye nabaddoon ah oo aan gacan ka hadal aqoonin, kaasi oo xalin kara mushkiladaha uu abuuray hoggaanka xafiiska jooga.

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 5